We kindly inform that your browser is no longer supported by Microsoft and poses a security risk.

Please switch to current Microsoft Edge, Firefox or Chrome.

Waxaan u bilownay adeeg cusub walidiinta haysata caruurta naafada

Hay´adda /(Ururka) Monik Vantaa waxey isugu yeereysaa/ (qaban qaabineysaa) kulan wadatashi ah dhamaan waalidiinta somaaliyeed oo haysata caruurta naafada.
Vanhemman ja lasten kädet päällekkäin.

Kulanka wadatashiga waxaa laga wada hadli doonaa khibradda waalidka looga baahan yahay barbaarinta caruurta naafada ama caruurta u baahan daryeel iyo xanaaneyn joogto ah.

Hadaad rabtid in aad ka soo qeyb gashid kulankaan. Fadlan nala soo xiriir.

Codsigaaga halkan ku soo dir telefoon ama e-mail.

Tel. 050 544 2577

Tel. 041 743 3509

e-mail: info@yhteistyolla.fi

Lue teksi suomeksi täällä.